Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Wasiir Abgaal “Cidii hor istaagta Howlgal ka socda Garoowe waa la dilin”
    Puntland

    VIDEO: Wasiir Abgaal “Cidii hor istaagta Howlgal ka socda Garoowe waa la dilin”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 1, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Xasan Shire Abgaal ka hadlayay munaasabad looga hadlayay hawlgalada bilic soo celinta Caasimadda iyo soo celinta hantida dawladda ayaa sheegqy in dhamaan hantidii Dawladda ee dadku daga yihiin la banaynayo oo gacanta dawladda lagu soo celinayo .

    Wasiirka ayaa hadalka ka jeediyay Shir balaaran oo ay Ku sugan yihiin Isimada,nabadoonada ,xildhibaanada,ganacsatada ,Saraakiisha ciidanka,maamulk gobolka iyo kan degmada iyo dadwayne kale.

    https://www.facebook.com/DalmarMediaServices/videos/2435505233198317/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.