Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Wasiir Abgaal “Waxaan Mushaar siin doonaa 3073 Shaqaale oo la ansixiyay”
    Puntland

    VIDEO: Wasiir Abgaal “Waxaan Mushaar siin doonaa 3073 Shaqaale oo la ansixiyay”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 10, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Puntland Jaamac Faarax Muuse, ayaa Liiska Shaqaalaha Hay’adaha Dowladda Puntland ee ay Wasaaradu ansixisay ku wareejiyay Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Dowladda.

    Shaqaalahan uu Wasaaradda Maaliyadda Puntland ku wareejiyay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ayaa tiradoodu gaaraysay 3073 shaqaale, kuwaas oo ka shaqeeya Hay’adaha Dowladda Puntland.

    Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Dowladda Puntland Xasan Shire Abgaal, ayaa sheegay inay bishan Mushaahar ay siinayaaan Shaqaalaha ay Wasaaradu soo gudbisay.

    Si kastaba ha ahaatee, Waxaa kale oo jira shaqaalle intaasi aan ka badan oo aan ansixin ka haysan Wasaaradda Shaqada iyo Shaqalaha Dowladda Puntland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.