Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Wasiir C/llaahi “DF waa ay Siyaasadeysay Mustaqbalka Ardayda Puntland”
    Puntland

    VIDEO: Wasiir C/llaahi “DF waa ay Siyaasadeysay Mustaqbalka Ardayda Puntland”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 10, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sarre ee Dowladda Puntland C/llaahi Maxamed Xasan, ayaa fariin adag u diray Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya.

    Wasiirka Waxbarashada Puntland ayaa sheegay in Dowladda Federaalku ay Siyaasadeysa Mustaqbalka ku dhawaad 5000 oo arday oo Reer Puntland ah, taasna ay tahay arrin aysan aqbali doonin.

    Wasiir C/llaahi ayaa tibaaxay in wax lala cajabo ay tahay Qorshaha aan jihada la heyn ee in dhaweydba uu waday Wasiirka Waxbarashada Dowladda Federaalka C/llaahi Goodax Barre.

    Ugu dambeyntii, Wasiirka Waxbarashada Puntland ayaa ugu baaqay Madaxda Dowladda Federaalka in laga feejignaado in la wax yeeleeyo Mustaqbalka Ardayda Reer Puntland, ayna tahay arrinta la xariidha Shahaadadooda mid ay ka wada dharagsan yihiin Shacabka Puntland.

    https://www.youtube.com/watch?v=IwMpFSwYUlc&feature=youtu.be


    Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sarre ee Dowladda Puntland C/llaahi Maxamed Xasan, ayaa hadalkan ka sheegay xilli uu maanta ka hadlayay Munaasabad lagu shaacinayay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ahaa ee Dugsiga Sare ee Puntland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.