Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Wasiir Majiino oo kormeeray Dhismaha Dekedda Garacad
    Puntland

    VIDEO: Wasiir Majiino oo kormeeray Dhismaha Dekedda Garacad

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 24, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Maxamed Cusmaan Majiino ayaa kormeer kutagay Dekadda Degaanka Garacad, isagoona kulan la yeeshay Maamulka, Waxgaadka iyo Shacabka Degaanka oo uu kala hadlay dhismaha Dekedda iyo sidii loo xoojin lahaa wada-shaqeynta Shacabka iyo Dowladda Puntland.

    Wasiir Majiino ayaa sheegay in dhismaha Dekedda Garacad ay guul u tahay Shacabka iyo Dowladda Puntland, waxaana uu tilmaamay in Dekedda Garacad ay qeyb ka qaadan doonto hormarinta Dhaqaalaha iyo Shaqo abuurka Puntland.

    Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Maxamed Cusmaan Majiino, ayaa ugu baaqay shacabka Degaanka Garacad iyo Guud ahaan Bulshada Puntland inay ka shaqeeyaan xoojinta amniga oo fure u ah Hormarka ay gaartay Dowladda Puntland 21 sanno ee ay jirtay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.