Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Wasiirada Howlaha Guud ee DF iyo Dowlad Gobaleedyada oo heshiis gaaray
    Puntland

    VIDEO: Wasiirada Howlaha Guud ee DF iyo Dowlad Gobaleedyada oo heshiis gaaray

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 19, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shir looga hadlayey Hormaarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Qorshaha dib loogu dhisayo Waddooyinka isku xira Gobolada Dalka, ayaa Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ugu soo xirmay Wasiirada Hawlaha Guud ee heer Faderaal iyo heer Dowlad Goboleed.

    Shirkan oo ay Marti-gelisay Puntland ayaa intii uu socday waxaa si weyn loogu lafa-guray Dib u dhiska Waddooyinka burbursan iyo sidii loo xoojin lahaa Wada-shaqeynta Wasaaradaha Howlaha Guud ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad Gobaleedyada.

    War-murtiyeed ka kooban 11 Qodob ayaa laga soo saaray Shirkan, Iyadoona dhinacyadu ay Heshiisyo ka gaareen Qeybsiga Deeqaha Dib u dhiska Soomaaliya, sidoo kalena ku balamay Kulamo kale oo ka qabsooma Degaanada Dowlad Gobaleedyada.

    https://www.youtube.com/watch?v=26MUR7bivJU&feature=youtu.be
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.