Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Wasiirka Qorsheynta XFS oo lagu eedeeyay wax ka qabasho la,aanta degaanada laga soo doortay
    Somalia

    VIDEO: Wasiirka Qorsheynta XFS oo lagu eedeeyay wax ka qabasho la,aanta degaanada laga soo doortay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 4, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dhalinyarada kasoo jeeda Gobalka Sanaag iyo Heylaan ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa eedeymo kulul u jeediyay Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Jamaal Maxamed Xasan in uusan waxba ka qaban Degaanada uu ku matalo Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana sidoo kale sheegeen in dad u socday arrimo caafimaad oo uu ka qaaday Baasabooradoodii ay ku geeryoodeen magaalada Muqdisho.

    https://www.facebook.com/100003515972236/posts/2852273144899857/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.