Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Wasiirkii amniga Kenya oo si kedis ah ku geeriyooday
    Somalia

    Video:-Wasiirkii amniga Kenya oo si kedis ah ku geeriyooday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 8, 2017Updated:July 8, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka arimaha gudaha Kenya, Joseph Nkaissery, ayaa ku geeriyooday cisbital ku yaal caasimadda Nairobi, saacado ka dib markii uu halkaa u tegay baaritaan caafimaad.

    Nkaissery ayaa fiidnimadii Jimcaha tegay cisbitalka Karen, ka dib markii uu ka rawaxay Beerta Xoriyadda oo uu madaxweyne Uhuru Kenyatta kagala qeyb galay munaasabad dalka loogu ducaynayay.

    Madaxweyne Kenyatta ayaa ka tacsiyeeyay geerida degdeg ah ee ku timid wasiirka, waxaana uu xilkiisa si kumeelgaar ah ugu wareejiyay wasiirka waxbarashada Fred Matiang’i.

    Nkaissery oo ahaa jenaraal ka fariistay ciidamada ayaa 2-dii December 2014 loo magacaabay wasiirka arimaha gudaha, asagoo xilka kala wareegay Joseph Ole Lenku.

    Marka xilka loo magacaabayay waxa uu ahaa xildhibaan baarlamaanka Kenya ku matala deegaanka bartamaha Kajiado, kana tirsanaa xisbiga mucaaradka ah ee ODM,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

     

     

     

     

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.