Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Xasan Sheekh “Waxaan maqlayaa Xoogaga waddaniyiinta Soomaaliyeed, cida ay katirsan yihiin Dowladdu ha cadeyso”
    Puntland

    VIDEO: Xasan Sheekh “Waxaan maqlayaa Xoogaga waddaniyiinta Soomaaliyeed, cida ay katirsan yihiin Dowladdu ha cadeyso”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 7, 2019Updated:October 7, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan  Sheekh Maxamuud oo bilihii u dambeysay aad u dhaliilayay siyaasada Dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa su’aal ka keenay dhalinyarada xoogaga Wadaniyiinta ee laga qoray degmooyinka Gobolkan Banaadir.

    Xoogaga wadaniyiinta ayaa waxaa ay wakiilo ka yihiin degmooyinka Gobolka Banaadir,waxaana la sheegaa inay toos ugu xiran yihiin Madaxtooyada Soomaaliya,isla markaana ay ka qeyb qaataan abaabulka banaanbaxyada dowladda lagu taageeraayo iyo munaasabadaha soo dhaweynta intaba.

    Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dalka uu leeyahay Afar Ciidan oo kale ah, Ciidamada Booliska,Nabadsugida, xoogga dalka iyo Asluubta ,hayeeshee wixii kasoo hgara ay yihiin kuwo ku Shaqeeya Sharci-darro.

    “Baryahaan waxaan maqleynay kuwa leh xoogag wadaniyiinta dadka soomaaliyeed dhamaantood waa wadaniyiin,marka xoogaga wadanioyiinta ee la sheegaayo xagey ka tirsan yihiin,shaqaalaha dowladda miyaa,Ciidan miyaa,Bulshada rayidka miyaa,astaamo aan wanaagsaneyn ayaa ii muuqda ee dowladda waxaa laga rabaa ha sharciyeyso ayuu yiri”Xasan Sheekh Maxamuud.

    https://www.facebook.com/updpartytv/videos/527514528048859/

    Hadalka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa imaanaya xilli weli Dowladda Federaalka Soomaaliya aysan cadeyn cida ay ka tirsan yihiin xogaga wadaniyiinta ee ka Shaqeeya Gudaha degmooyinka Gobolka Banaadir.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.