Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Xiisad caawa ka taagan Dhuusamareeb & kulamo socda
    Puntland

    VIDEO: Xiisad caawa ka taagan Dhuusamareeb & kulamo socda

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 27, 2019Updated:August 27, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xaalad kacsanaan ah ayaa Caawa ka jirta Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug, ka ldib markii maanta Ururka Ahlu-sunna ui ku dhawaaqay inuu burburay heshiiskii ay horey ula galeen dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

    Dhaq-dhaqaaqyo Ciidan oo ay waddaan Ururka Ahlu-sunna iyo Dowladda Federaalka ayaa ka socda Magaalada Dhuusamareeb, waxaana Dhuusamareeb ku sugan Ciidamo dowladda Soomaaliya ay ka qaaday Magaalada Muqdisho.

    Kulan deg deg ah  oo ay iskugu  yimaadeen odayaasha dhaqanka Magaalada Dhuusamareeb, ayaa looga wada hadlay kaalintooda ku aadan xiisadda siyaasadeed ee ka soo dhex cusboonaatay Ahlu-Sunna iyo Dowladda Federaalka.

    Guddi ka kooban 11 xubnood ayey iska xuleen odayaashu, waxeyna guddigaas la kulmi doonaan dhinacyada Ahlu-Sunna iyo dowladda, waxaana Arimaha ugu horeeya ee loo xilsaaray guddigaas ay yihiin inay ogaadaan sida uu u dhignaa heshiiskii ay wada gaareen Ahlu-Sunna iyo Dowladda.

    Guddiga dhaqanka ka kooban ayaa intaas kaddib la kulmi doona Hoggaamiyayaasha Ahlu-sunna iyo Masuuliyiinta Dowladda Federaalka ee ku sugan Dhuusamareeb, Iyagoona tixraaci doona cidda uu ka dhaqan gali waayey heshiisku.

    Halkan hoose ka daawo muuqaalka

    https://www.facebook.com/bbcnewssomali/videos/2459828990765806/

    Wixii kasoo kordha kala soco Idil News.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.