Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Xiisad u dhexeysa Puntland iyo Ganacsatada Qaadka oo ka jirta Gaalkacyo
    Puntland

    VIDEO: Xiisad u dhexeysa Puntland iyo Ganacsatada Qaadka oo ka jirta Gaalkacyo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 25, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gudoomiyaha Gobolka Mudug Axmed Muuse Nuur (Dabakariix), ayaa digniin adag u diray Ganacsatada iyo Shacabka Gobalka Mudug, taas oo ku aadan bixinta Canshuuraha ku waajibay.

    Guddoomiye Dabakariix ayaa Sheegay in waayihii ugu dambeeyay ay soo baxeen Kooxo Dowlad diid ah oo aan ogaleyn bixinta Canshuuraha, Sidoo kalena Dagaal kala hor-yimid Ciidanka Dowladda Puntland ee u xil saran ilaalinta Canshuuraha.

    Waxaa uu Sheegay in Kooxdani ay ugu horeeyaan Ganacsatada Qaadka, kuwaas oo sifo sharci darro ah u soo galiya Qaadka Degaanada Gobalka Mudug, iyagoo ka keenaya Meelo aan aheyn Puntland, waxaana uu sheegay inay ka qaadi doonaan Tilaabo adag, xitaa hadii ay dad ku dhimanayaa Maalin  walba.

    Gudoomiyaha Gobolka Mudug Axmed Muuse Nuur, ayaa hadalkan ka sheegay xilli uu ka qeyb-galayay Shir looga Hadlayay Dar-Dargalinta Canshuuraha,Kormeerka Xuduudaha iyo Amniga Gobolka Mudug oo ka Qabsoomay Magaalada Gaalkacyo.

    https://www.youtube.com/watch?v=XWiy2nrfnB4&feature=youtu.be

    Hadalka Guddoomiyaha Gobalka Mudug ayaa imaanaya xilli maalmihii ugu dambeeyay ay jirtay Xiisad u dhexeysa Ciidanka amniga Dowladda Puntland iyo Ganacsatada Qaadka, kuwaas oo diiday bixinta Canshuuraha Qaadka ay ka keenaan Koonfurta Gobalka Mudug, ayna Isko hor imaadyo la galeen Ciidanka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.