Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Xildhibaan Xaraf “Maxaabiista ku xiran Xabsiga Boosaaso hal wakhtay wax cunaan”
    Puntland

    VIDEO: Xildhibaan Xaraf “Maxaabiista ku xiran Xabsiga Boosaaso hal wakhtay wax cunaan”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 28, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaan Maxamed Cabdi Xaraf oo kamid ah Golaha Wakiiilada Dowladda Puntland, ayaa ku eedeeyay Xukuumadda Madaxweyne Deni inay dayacday Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Dowladda Puntland.

    Xildhibaan Xaraf ayaa nasiib daro ku tilmaamay xaalad adag oo ay kusoo arkeen Xabsiga weyn ee Boosaaso, taas oo ah in Maxaabiistu ku xirani saddexdii wakhti hal wakhti wax cunaan.

    https://www.youtube.com/watch?v=YCdWjilJwPc&feature=youtu.be
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.