Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Xildhibaanada Baarlamaanka Fadaraalka oo laalay go’aankii maxkamada sare
    Somalia

    Video:-Xildhibaanada Baarlamaanka Fadaraalka oo laalay go’aankii maxkamada sare

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 22, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaanada oo maanta dood ka yeeshay arrintaasi ayaa isku raacay in aanan dib loogu laaban guud ahaan doorashadaasi sideeda Kursi, waxayna cod aqlabiyad leh ku laaleen amarkii Maxkamadda Sare.

    Suxufiyiinta ku sugan Xarunta Golaha Shacabka ayaa soo sheegaya in Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya, sidoo kale ay ansixiyeen sharciga loo maraayo, haddii uu banaanaado kursi ka mid ah Golaha Shacabka.

    Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa u muuqata inay isugu hiiliyeen sifo aanan sharci ahayn, oo ay suuragal tahay Xildhibaan kasta inay qabsan karto, haddii aanay maanta ka biyo diidan awaamiirta Maxkamadda Sare.

    Magacyada sideeda Xildhibaan:-

    Cabdullahi Maxamed Adan Shaacir
    Maxamed Saciid Cabdullahi
    Maxamed Axmed Abdtidoon
    Nadiif Aadan Isaaq
    Muna Khalif Sheekh Abu
    Cabdicasiis Saalax Carmaan
    Sharmarke Garaad Saleebaan Buraale
    Samra Ibrahim Cumar

     

     

     

    Hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.