Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video+Sawiro:-Daawo soo dhaweyntii maqaabkeedu sareeyay ee Madaxweyne farmaajo loogu sameeyay Qasriga Madaxtooyada Kenya
    Somalia

    Video+Sawiro:-Daawo soo dhaweyntii maqaabkeedu sareeyay ee Madaxweyne farmaajo loogu sameeyay Qasriga Madaxtooyada Kenya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 23, 2017Updated:March 23, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Madaxweynaha Jamhuuriyada fadaraalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ay uga bilaabatay Dalka Kenya booqasho saddex maalmood qaadanaysa oo rasmi ah.
     
    Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la kulmay dhigiisa dalka Kenya, Uhuru Kenyatta maanta oo Khamiis ah. w
     
    Labada Madaxweyne ayaa kulankoodii manata uga wada xaajooday arimo ay ugu muhiimsanaayeen,
     
     
    A.Ammaanka,
     
    B.Qaxootiga,
     
    C.Abaaraha.
     
     
     
    Labada madaxweyne ayaa si wada jir ah u qaban doona goor dhaw shir jaraa’id.
     
    Waa booqashadii ugu horaysay ee rasmiay oo Madaxweyne Farmaajo ku yimaado Kenya tan iyo intii loo doortay Madaxweynaha Fadaraalka somaliya.
     
    Dhanka kale madaxweynaha Soomaaliya ayaa la filayaa in uu kaga qeyb galo Nayrobi kullan gaar ah oo madaxda waddamada IGAD ay ku yeelan doonaan maalinta Sabtida ah.
     
    Kullankan oo ay marti gelinayso Kenya ayaa looga wada xaajoon doonaa dhawr arimood oo muhiim a.
     
    Kuwaasoo ay ugu muhiimsan yihiin:-
     
    A.Arrinta qaxootiga Soomaaliyeed ee Kenya doonayso in ay dib ugu celiso Soomaaliya,
     
    B.Xaaladda ammaanka,
     
    C.Taageerada IGAD ee kullanka Soomaalida ee lagu qaban doono London bisha May ee soo socota.
     
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.