Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»W.Gargaarka PL iyo Hay’ada OCHA Oo kawada hadlay Roobabka Galkacyo
    Somalia

    W.Gargaarka PL iyo Hay’ada OCHA Oo kawada hadlay Roobabka Galkacyo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 5, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa saaka wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Waxyeelada Masiibooyinka DPL iyo Hay,adda Qaramidoobay uqaabilsan Xiriirinta Arimaha Gargaarka (UNOCHA), Isugu yimi shir oo lagaga hadlayey xaaladda waxyeelo ee roobabka ka da,ay Deegaanada Puntland gaar ahaan Magaalooyinka Galkacyo iyo Bandarbayla oo runtii waxyeelo fara badan ay ka soo gaartyay roobabkii ugu danbeeyay.

    Waxaan isla qaateen in si deg deg Dhamaan hay,adaha caalamiga iyo kuwa maxaliga ahi ugu gurmadaan magaalada Galkacyo oo waxyeelo Aad ubadan kasoo gaartay roobkii xalay da,ay.

    Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Waxyeelada Masiibooyinka Dowlada Puntland waxay markasta Garab taagantahay xaalada kasta oo bulshadeeda lasoo derista inay Uqareento.

    Allah mahadleh.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.