Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»W.Kalluumaysiga Fadaraalka oo heshiis Kalluumaysi oo mugdi ku jiro la gashay…
    Somalia

    W.Kalluumaysiga Fadaraalka oo heshiis Kalluumaysi oo mugdi ku jiro la gashay…

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 5, 2023Updated:March 5, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Heshiis ruqsad Kalluumeysi ah oo muddo hal sano ah lagu siinayo Shirkad laga leeyahay Wadanka Shiinaha ayay gashay W.Kalluumaysiga Fadaraalka.

    Shirkada,ayaa lagu magacaabas Beijing Chaoliang Holding (Group) ay Wasaaradda Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda DF la gashay Heshiiska.

    Heshiiskan,ayaa waxaa ku jira mugdi fara badan .

    Maraakiibta Kalluumeysiga Shiinaha,ayaa laga muujiyaa wal-wal badan waxayba horey u soo xaalufiyeen Badaha Galbeedka Afrika.

    Waxaa bogiisa twitter ku daabacay Jaya Bahdur Madaxii hore hay’adda la socodka cunaqabateenta Somaliya qoraal ay ka muuqato wal-wal ku aadan mugdiga heshiiskaas ku jira.

    If you have info about the recent fishing MOU signed bt #Somalia's MFMR and the company #China Beijing Chaoliang Holding, please message me at jbahadur@proton.me.

    I've been reliably informed that the deal was brokered by an individual under #OFAC sanction. pic.twitter.com/BRTiBCnbtQ

    — Jay Bahadur (@PuntlandPirates) March 5, 2023

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.