Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Waa Kuma Amiirka Cusub Ee Kooxda Daacish Kaddib Dilkii Hoggaamiyahooda?
    Somalia

    Waa Kuma Amiirka Cusub Ee Kooxda Daacish Kaddib Dilkii Hoggaamiyahooda?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 17, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Urur Diimeedka Daacish ee ka dagaalama dalalka Ciraaq iyo Syria ayaa xaqiijiyay in uu dunida iskaga tagay (geeriyooday) hoggaamiyahoodii mayalka adkaa ee Cabaas Al Baqdaadi, baddalkana ay ku dhawaaqeen ciddii booskaas buuxin lahayd.
     
    War murtiyeed kasoo baxay ururka ayaa lagu sheegay in Mohamed Ben Salem Al Ayouni oo ay dagaalyahanada Daacish u yaqaanaan Jalaaludiin Al Tunisi uu yahay Amiirka guud ee ururkaas.
     
    sida magaciisa ka muuqata wuxuu kasoo jeeda dalka Tunisia ee Wuqooyiga Afrika, sidoo kale wuxuu heystaa dhalashada dalka Faransiiska ee qaaradda Yurub dhaca.
     
    Dhawaan ayeey ahayd markii uu Ruushku shaaciyay in ay duqeyn ku dileen amiirkii ururka Daacish Cabaas AL Baqdaadi, hasa yeeshee 10-maalin kaddib ayeey ururku ku dhawaaqeen in hoggaamiyahoodii geeriyooday.
     
    Magaalada Mosil Wuqooyiga ee dalka Syria ayaa looga dhawaaqay ururkan Daacish ama ISIS, sannadku markuu ahaa 2014-kii, Cabaas ayeeyna u wakiisheen in uu madax u noqdo tan iyo maalinkaas.
     
    Ugu dambeyn magacaabista Jalaaludiin Al-Tunisi iyo dilka Cabaas Al Baqdaadi wax ay kusoo aadeysaa xilli dhawaan laga saaray ururka Daacish magaaladii lagu aas aasay ee Mosil.
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.