Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wafdi ka socda WHO iyo Madaxda Wasaaradda Caafimaadka XFS oo kulan leh (Sawirro)
    Somalia

    Wafdi ka socda WHO iyo Madaxda Wasaaradda Caafimaadka XFS oo kulan leh (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 12, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxda ugu sareysa Wasaaradda Caafimaadka Federaalka Soomaaliya oo ay hogaaminayso Wasiir Fawziya Abiikar Nuur ayaa maanta Muqdisho kusoo dhoweeyay Wafdi ballaaran oo kasocda Xafiiska ugu sareeya Hay’adda Caafimaadka Adduunka (World Health Organization- WHO).

    Xubnaha Wafdiga iyo Madaxda Sare ee Wasaaradda Caafimaadka ayaa waxaa haatan u socdo kulan xasasi ah oo ay uga hadlayaan Arrimo dhowr ah oo ku saabsan dhinaca Caafimaadka,sida lagu sheegay War kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya.

    “Mar dhow waxaan idiin lasoo wadaagi doonna war-saxaafadeed si faahfaahsan uga warbixin doona ujeedada wafdiga iyo hawlaha aan wada qaban doono maalmaha soo socda ayaa lagu yiri”Warka Wasaaradda.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.