Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wafti ka socda Kenya oo Goor-dhow kasoo degaya Kismaayo
    Somalia

    Wafti ka socda Kenya oo Goor-dhow kasoo degaya Kismaayo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 12, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wafdi ka socda Dalka Kenya ayaa hadda u soo duullay Magaaladda Kismaayo ee xarunta KMG ah Dowlad Gobaleedka Jubbaland, waxaa hoggaaminaya Madaxa Aqlabitada Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale.

    Waftigan ka socda Dowladda Kenya ayaa ka qeyb-galaya Xafladda Caleema-saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo la filayo in maalmaha soo socda ka dhacdo Kismaayo.

    Lama hubo inay waftigan ka socda Dowladda Kenya u hoggaansami doonaan amar kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aadanaa in diyaaradaha tagaya Kismaayo ay maraan Muqdisho iyo inay Kismaayo toos uga deggi doonaan.

    Wixii soo kordha halkan kala soco.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.