Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»WAR DEG DEG AH: Villa Somalia oo xanibaadii ka qaaday Duulimaadyadda Kismaayo
    Somalia

    WAR DEG DEG AH: Villa Somalia oo xanibaadii ka qaaday Duulimaadyadda Kismaayo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 9, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya ayaa ku dhawaqday inay fasaxday dhamaan Dulimadyadda adaya Magalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland.

    Wararka ayaa sheegaya in talaabadan ay ka dambeysay kaddib markii Xukuumadda Federaalka ay ku fashilantay in Madaxweynaha Dowladda Puntland ay ka hor-taagto safarkiisa Magaalada Kismaayo oo uu uga qeyb-galayo Caleema-saarka Madaxweynaha Jubbaland.

    Wararka ayaa intaas ku daraya in Villa Soomaaliya ay ka cabsatay inay hor istaagto Madaxweynayaashii Hore ee Dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud, kuwaas oo iyaguna berri ka degi doona Magaalada Kismaayo.

    Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa horey xanibaad u saartay Diyaaradaha ka dega Degaanada Jubbaland, iyadoona sidoo kale hor istaagtay Madaxweynihii Hore ee Dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.