Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii udanbeeyay Ee dagaalka Sudan
    Somalia

    Wararkii udanbeeyay Ee dagaalka Sudan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 4, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dagaalada ka socda Sudan ayay ku naf waayeen ilaa xiligan in ka badan 400-Qof,waxaana ku dhaawacmay in ku dhow 5000-Qof,halka ay ku barakaceen in ka badan 800,000 oo Qof.

    Dagaallka,ayaa Sudan ka qarxay bishii April 15-keedii.

    Ilaa Maanta,waxaa loo la’a yahay Xal rasmi ah,waxaana jira heshiisyo laysla waafaqay oo Xabad joojin,balse weli dagaalku waa sii socdaa.

    Waxaa xirmay Xarumihii Caafimaadka,Waxbarashadii,Ganacsigii,waxaana sii yaraanaya Cuntadii,Korntadii iyo Biyihii.

    Hadii dagaalku sii socdo,waxaa lumi doona kala danbaynta iyo maamulka hoose ee Dowladnimo,iyadoo haatanba ay bilaabatay bililiqo.

    Sudan waxay noqotay meel ay isku hardiyaan Dowlado shisheeye danahooda.

    Milliterigu waxay ku adkaysanayaan in ay soo afjarayaan Maleeshiyaadka ay taageeraan Gacmaha shisheeye.

    Halka Maleeshiyaadka RSF ay gabaad ka dhigteen Guryaha Shacabka iyo xarumaha Caafimaadka.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.