Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?
    Puntland

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 19, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxda sare saakay subixii hore say uwada galeen Madaxtooyada JL,waxay kasoo baxeen Duhurkii xilligii Qadada.

    Arimaha ay kawada hadlayeen,waxay kala ahaayeen….

    1.Xaalka dalka….

    B.Siyaasada.
    T.Dhaqaalaha.
    J.Amniga.

    2.Qaab dhismeedka uu yeelanayo Golaha ay dhisayaan.

    Ilaa iyo hada majiro,wax qaab dhismeed ah oo ay ku heshiiyeen Odoyaashu,waxayna weli ku guda jiraan qodobka xaalka dalka ee uu hoos imaanayaan siyaasada,amniga iyo dhaqaalaha.

    Warka suuqa soo galay ee sheegaya in la dhisay golaha oo…..

    B. Sh.Shariif laga dhigay Gudoomiye.
    T.Ku xigeen Axmed Madoobe.
    J.Xoghayaha guud Dhabancad.

    Waa waxba kama jiraan oo weli lama guda gelin qaab dhismeedka golaha.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.