Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wararkii udanbeeyay ee shirweynaha magaalada Kismaayo
    Puntland

    Wararkii udanbeeyay ee shirweynaha magaalada Kismaayo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 20, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulankii khaaska ahaa ee madaxda dib,ayuu ufurmay goordhawayd.

    Kulankii shalay wax ka danbeeyay majiraan oo xalay dhacay.

    Kulamada socda,waa kuwo looga xaajoonayo xaalka dalka oo iskugu jira,siyaasada,amniga iyo dhaqaalaha.

    Dhamaan wararka suuqa yaacaya,waa waxba kama jiraan mana looga hadlin fadhigii shalay.

    Muhiimada shirkan,waa sidii looga badbaadin lahaa Wadanka khararta uu wajahayo.

    Dhanka kale,waxaa gacanta lagu hayaa diyaarinta warmurtiyeedka shirka,iyadoo la shaacin doono galabta.

    Shirka caawa in loo qabto xaflad lagu soo xirayo ayay ubadan tahay 80%.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.