Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wararkii ugu dambeeyay ee Qaraxii Muqdisho (Daawo)
    Puntland

    Wararkii ugu dambeeyay ee Qaraxii Muqdisho (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 28, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    MUQDISHO (IDIL NEWS)-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax xooggan oo ahaa gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay, kaas oo goor dhow ka dhacay Wadada Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho.

    Qaraxan ayaa la sheegay inuu ka dhacay inta u dhaxeysa Hotelka Wehliye iyo Isgoyska Dabka, gaar ahaan goob maqaaxi ah oo laga cunteeyo.

    Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qaraxa, waxaa la sheegayaa in gaariga qarxay wadada dhinaceeda la dhigay, halka warar kale ay tilmaamayaan in gaariga qof waday oo maqaayada lagu dhiftay.

    Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay qaraxa, waxaana wararku ay sheegayaan inay ku geeryoodeen illaa 11 Ruux, halka tiro intaas ka badana ay ku dhaawacmeen.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/100003100778639/videos/2065091696937503/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.