Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii ugu danbeeyay Ee Dagaalka Israa’iil iyo Xamaas
    Somalia

    Wararkii ugu danbeeyay Ee Dagaalka Israa’iil iyo Xamaas

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 12, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada Israa’iil,ayaa sheegay in Gantaalka Lidka Taangiyada laga soo riday xadka Lubnaan.

    Inta la xaqiijiyay 6-ruux ayaa ku dhaawacantay oo mid kamid ah la sheegay in xaaladiisa ay aad u Liidato.

    Rasaasta la is weydaarsaday,ayaa timid saacado kadib markii wasiirka difaaca ee Israa’iil Yoav Gallant uu booqday askarta Israa’iil ee ku sugan waqooyiga, wuxuuna si cad u sheegay in Xisbullah aysan ahayn in xilligan ay ka cadhaysiiyaan Israa’iil.

    Wuxuu intaas ku daray in guulihii ay ka gaareen Qasa, goobtaas lagu soo celin karo Beirut. Markaa si cad ayuu ugu digayaa Xisbullah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.