Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii ugu danbeeyay ee Dhuusamareeb iyo Guriceel
    Somalia

    Wararkii ugu danbeeyay ee Dhuusamareeb iyo Guriceel

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 28, 2020Updated:February 28, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada daacada u ah Madaxweynaha sharcig ah ee Galmudug Sh.Axmed Shaakir,ayaa difaacday xarumihii fariisinka u ahaa kuwaasoo ay Xalay weerar gardara ah kusoo qaadeen Maleeshiyaadka Villa Ayaan-daran.

    Xabadu waa istaagtay qolo walbaana halkeedii ayay difaac uga jirta,waxaana soo kala gaaray gurmadyo.

    Ciidamada Amisom oo damcay in ay kala dhexgalaan labada dhinac,waxaa diiday dhanka Billa ayaan-daran oo u arka in ay iyaga bahdil ku tahay.

    Maalmaha soo socda waxaa la filayaa in wax iska caabinta Ciidamada Madaxweyne Shaakir ay sii socoto dibna kala danbaynta loogu soo celiyo guud ahaan Galmudug.

    Dagaalka maanta waxaa ku geeriyooday in ka badan 10-Qof,waxaana ku dhaawacmay 20-kale,iyadoo khasaarahaas masuuliyadiisa ay qaadanayso kooxda Villa ayaan-daran oo kusoo duushay dhul nabad ah oo laga sifeeyay Alshabaab.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.