Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wararkii ugu danbeeyay hawlgalka sifaynta argagixisada
    Puntland

    Wararkii ugu danbeeyay hawlgalka sifaynta argagixisada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 2, 2025Updated:March 2, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Saakay firxadkii argagixisada,ayay ku heleeleen Ciidanka Difaaca Puntland Aaga Tasjiic,wayna ka dileen ku dhawaad 20-Xubnood.

    Ciidanka,waxaa ka Shahiiday Laba Askari,iyadoo ay ka dhaawacmern 7-da kale.

    Sidoo kale Ciidamo Saad galbinayay,ayaa Askari ka Shahiiday,iyadoo dhaawac fudud kasoo gaaray Miino kula qaraxday Aaga Qurac iyo Darin ee Toga-jeceel.

    Waxay kaloo Ciidamada Difaaca Puntland hawlgallo ka sameeyeen Isha Bilcil, Isha Daltoonle iyo qaybo ka mid ah Buuraha ku teedsan Toga-jeceel.

    75%argagixisada,waa laga adkaaday guud ahaan Puntland,xataa kuwa Buurta Calmadow,waxay ka mid noqonayaan 25% ee harsan oo ma awood badna.

    Buurta Calmadow,waxaa ku jira 234-Nin oo Awr dhawr ah loogu keeno Saad,baqaya oo go’ doon ah una badan reer Koonfur oo Maalin walba Qaybi baxsato,waxaana ku filan hal weerar.

    Khudbadii Deni kadib taageeradii Shacabka ee dagaalka,waxaa galay habacsanaan oo waxay u arkeen Olale Doorasho,mana danaynayaan Olale Nin leeyahay in ay ka Shaqeeyaan.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.