Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Warbixin: Saadaasha Roobka Gu’ga (MAM 2026) – Puntland
    Puntland

    Warbixin: Saadaasha Roobka Gu’ga (MAM 2026) – Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 22, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gu’ga 2026, inta badan deegaanada Puntland waxaa laga filayaa roob u dhow ama ka badan celceliska (40%–60%). Qaybo ka mid ah gobollada Nugaal, Mudug iyo Bari ayaa heli kara roob ka badan caadiga, halka deegaannada kale ay filan karaan roob dhexdhexaad ah oo wanaagsan.

    Xilli roobaadkani wuxuu fursad u yahay kororka wax-soo-saarka daaqa iyo kaydka biyaha. waxaa jirta suurtagalnimo fatahaado iyo daadad sida ku cad jaantuska khariidadda hoose.

    Waxaa lagu wargelinayaa bulshada reer Puntland inay feejignaadaan oo u diyaar garoobaan khataraha ka dhalan kara roobabka culus. iyagoo qaadanaya tallaabooyin ka hortag iyo digniinta.

    -Dhammaad-
    -Xafiiska warfaafinta iyo xiriirka dadweynaha

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Booliska Puntland oo si weyn dib uhabayn loogu sameeyay

    April 8, 2026

    Maxay tahay ujeedooyinka laga leeyahay dagaalka Iran?

    April 8, 2026

    Maxay yihiin Ciidamada Hiilweyne laga soo saaray?

    April 8, 2026
    Latest Posts

    Booliska Puntland oo si weyn dib uhabayn loogu sameeyay

    Maxay tahay ujeedooyinka laga leeyahay dagaalka Iran?

    Maxay yihiin Ciidamada Hiilweyne laga soo saaray?

    Ugu danbayn Wadaadada Iran oo aqbalay Xabad joojin

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Deni Ee kulanka saraakiisha

    Bangiga PL iyo doorka waxqabadka danyarta

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.