Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wasaaradda Caafimaadka Puntland iyo MSF oo Heshiis kala saxiiday+VIDEO
    Somalia

    Wasaaradda Caafimaadka Puntland iyo MSF oo Heshiis kala saxiiday+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 8, 2020Updated:January 8, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaaradda Caafimaadka Dawlada Puntland iyo Hay’adda dhakhaatiirta aan xuduuda lahayn ee MSF ayaa maanta kala saxiixday heshiis Saddex sano ah, kaas oo ay Hay’addu ku sii caawinayso Isbitaalka Guud ee Gobalka Mudug.

    Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Puntland Dr. Jaamac Farax Xassan iyo Madaxa MSF ee Soomaaliya Gautam chatterjee, ayaa heshiiska ku kala saxiixday Magaalada Garoowe, kaddib shir labo maalmood ah oo wasaaradda ay uga socday madaxda wasaaradda iyo madaxda hay’adda MSF.

    https://www.facebook.com/ministryOfHealthPuntlamd/videos/2524261627840057/

    Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Dr Jamac Farax Xasan oo ka hadlay heshiiskan ayaa u mahadceliyay Hay’adda MSF iyo la shaqaynta ay la lee dahay Wasaaradda, waxaa sidoo kale oo uu soo dhaweeyay heshiiska cusub ee saddexda sano ah.

    Madaxa Hay’adda MSF Soomaliya Gautam chatterjee ayaa soo dhaweeyay wada shaqaynta ka dhaxaysa MSF iyo wasaaradda xusayna inuu ku faraxsanyahay cusboonaysiinta cusub oo ay ku sii wada shaqaynayaan.

    Hay’adda MSF ayaa saddexdii sanno ee la soo dhaafay ka howlgalaysay Isbitaalka weyn ee Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug, waxaana laga dareemay isbedel wayn.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.