Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland oo ay weheliyaan xubno katirsan golaha wakiiladda iyo Maamulka Gobolka Mudug ayaa magaaladda Gaalkacyo ka dhagax-dhigay dhisme wasaaradda Caafimaadku ku yeelanayso magaaladaasi. https://www.facebook.com/PuntlandStateTV/videos/511105839472679/