Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wasiir Cawaash: Waxaan gacanta ku dhignay Doomo si sharci darro uga kalluumeysanayay xeebaha Puntland
    Somalia

    Wasiir Cawaash: Waxaan gacanta ku dhignay Doomo si sharci darro uga kalluumeysanayay xeebaha Puntland

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 4, 2020Updated:May 4, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Dowladda Puntland Faarax Maxamuud Cawaash, ayaa sheegay in Ciidanka ilaalada badaha Puntland ay gacanta ku dhigeen illaa 40 Doomood oo si sharci darro ah uga kalluumeysanayay xeebaha degaanada Puntland, isagoona sheegay inay Puntland aqbali doonin in ku xadgudubka biyaha degaanadeeda.

    Wasiir Cawaash oo ka hadlayay munaasabad uu xilka kula wareegayay Taliyaha cusub ee Booliska Puntland, ayaa xusay inay rajeynayaan in dhowaan Boolisku ka qeyb-qaataan howlgalada ka dhanka ah jariifka.

    https://www.facebook.com/PuntlandStateTV/videos/3023991077644224/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.