Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dilmuquraadiyeynta Dowladda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, ayaa u magacaabay Subeyr Muuse Maxamuud Xoghayaha Dowladda Hoose ee Degmada Rako-raaxo ee Gobalka Karkaar.