Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wasiir Goodax “Puntland Cawinaad ayay siisaa Wasaaradda Waxbarashada XFS” (Daawo)
    Puntland

    Wasiir Goodax “Puntland Cawinaad ayay siisaa Wasaaradda Waxbarashada XFS” (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 20, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    MUQDISHO (IDIL NEWS)-Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre, ayaa sheegay in si khaldan loo turjumay Hadal uu dhowaan jeediyay oo ku aadaneyd in Puntland ay diiday ka qeyb-galka Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Dowladda Federaalka.

    Wasiir Goodax ayaa Qiray in Dowladda Puntland ay nidaamka Waxbarashada uga horeyso Dowladda Federaalka, ayna aragtiyo iyo Cawinaad ka siiso Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Federaalka.

    Goodax barre ayaa sheegay in Dowladda Puntland aysan ka maarmin Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Federaalka, si khaldan looga turjumay hadalkiisii.

    C/llaahi Goodax Barre, ayaa hadalkan sheegay kaddib markii uu maanta la kulmay Senatorada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku matala Dowladda Puntland.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/goobjoognews/videos/1677020189108600/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.