Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Puntland Jaamac Faarax Muuse, ayaa sheegay inuu kala diray Xiriirka kubadda cagta Puntland, saacado kahor is-casilaadooda. Idilnews