Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wasiir Maaliyadda Puntland oo gaaray Magaalada Boosaaso (Daawo)
    Puntland

    Wasiir Maaliyadda Puntland oo gaaray Magaalada Boosaaso (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 2, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    BOOSAASO (IDIL NEWS)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa gaaray Magaalada Boosaaso

    Safarkan Wasiirka Maaliyaddu ku gaaray Magaalada Boosaaso waxaa ku weheliyay Wasiirku Xigeenka Dakhliga, Xisaabiyaha Guud ee Dawladda, Agaasimaha Guuud, Agaasime guud ku xigeenka Dakhliga, iyo Agaasimaha waxada Furdooyonka

    Xasan Shire Cabdi ayaa safarkan dhinaca dhulka ah saaka kaga amba baxay Magaalada Qardho waxaana Magaalada Boosaaso ku soodhoweeyay Madaxda Wasaaradda Maaliyadda ee Golbolka Barri.

    imaanshaha Wasiirka Maaliyadda ee Maagaalada Boosaaso ayaa qayb ka ah ogaanshaha shaqada iyo shaqaalaha iyo sidii dakhliga kor loogu qaadi lahaa.

    Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa u mahad celiyay madaxda dii kala duwanayd ee Boosaao kusoo dhowaysay.

    Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland inta uu Boosaaso ku sugan yahay ayaa lafilayaa in uu kormeeridoono xarumaha waxa soo saarka dakhliga kulana laqaadan doono shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda Puntland.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/mof.puntland/videos/558323477988521/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.