Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wasiir Physics “Somaliland waxaan lee yahay Qorax soo baxday sacabo ma qariyaan”+VIDEO
    Puntland

    Wasiir Physics “Somaliland waxaan lee yahay Qorax soo baxday sacabo ma qariyaan”+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 29, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xolaha Dowladda Puntland Siciid Cismaan Aadan oo manta shir jira’iid ku qabtey Magalada Garoowe ayaa ka hadlay wax qabadyada ay ka fulisey Xukumada uu hoggaamiyo Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni Gobolada Sanaag iyo Haylaan.

    Wasiir  Siciid Cismaan  ayaa sheegay Khudbaadi Madaxweynaha Puntland ee uu ka jeediyey Kalfadhiga Golaha Barlamaanka Puntland uu kaga hadleyey Wax-qabadyada Dowladu ka hirgalisey Gobolada Sanaag iyo Haylaan ay tahay wax dhab ah, Xukumadduna ay iminka wado qorshayaal wax qabadyo cusub oo ay ka hirgalineyso Goboladaas.

    Sido kale Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xolaha ee Dowladda Puntland Siciid Cismaan Aadan ayaa waxaa uu ka jawaabey Hadal dhawan kasoo yeeray Wasiirka Cadaalada ee Maamulka Hargeysa.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.