Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wasiir Sabarey: Universal Tv wuxuu ka shaqeynayaa kicinta Bulshada Reer Puntland+VIDEO
    Puntland

    Wasiir Sabarey: Universal Tv wuxuu ka shaqeynayaa kicinta Bulshada Reer Puntland+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 4, 2019Updated:November 4, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dowladda Puntland Cali Xasan Axmed Sabarey, oo Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa si adag uga hadlay Barnaamij uu xalay qabtey Universal Tv oo ka hadlayey xalada Puntland.

    Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Puntland ayaa sheegtay inay sharciga la tiigsan doonto telefishinka Universal oo baahiyay barnaamij dhex-dhexaadnimada ka fog oo lid ku ah Dowladda Puntland.

    “Puntland khilaaf siyaasadeed kama jiro, xasilooni daro kama jirto, jaahwareer siyaasadeed kama jiro, isla xisaabtan madaxweynuhu diidayna majiro, Weiyaha waxaa looga baahan yahay dhex-dhexaadnimo” ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Puntland Cali Xassan Axmed (Sabarey).


    https://www.facebook.com/Sharmaake.Daldaare/videos/2552736994970931/

    Tv-ga Universal ayaa xalay baahiyay Barnaamij looga hadlayay Xaalada Puntland, kaas oo u muuqday mid hal dhan ka raran, sidoo kalena gaf badan loogu geystay Madaxweynaha Dowladda Puntland iyo Xukuumaddiisa.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.