Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wasiir Xaamud “gacanta ayaan ku heynaan kuwii ka dambeeyay Kiiskii Caa’isho Ilyaas” (Daawo)
    Puntland

    Wasiir Xaamud “gacanta ayaan ku heynaan kuwii ka dambeeyay Kiiskii Caa’isho Ilyaas” (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 1, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Wasiirka Wasaaradda Cadaalada Dowladda Puntland Cawil Sheekh Xaamud, ayaa beeniyay warar lagu baahiyay baraha Bulshada, kuwaas oo sheegayay in la marin habaabiyay Kiiska falkii kufsiga iyo dilka ahaa ee loo geystay Caa’isha Ilyaas Aadan, lana sii daayay ragii ka dambeeyay.

    Wasiir Xaamud oo maanta ka hadlayay Shirka Xakamaynta kisaska kufsiga ee loo gaysto Haweenka, oo ka furmay Garoowe, ayaa sheegay inay gacanta ku hayaan Ragii ka dambeeyay kufsigii iyo dilkii Magaalada Gaalkacyo loogu geystay Caa’isho Ilyaas, ayna Cadaalada horkeeni doonaan.

    Waxaa uu sheegay inay yihiin been abuur wararka lagu baahiyay Baraha Bulshada ee sheegaya in la sii dayay ragii ka dambeeyay Kiiskan, waxaana uu sheegay inay dhowaan soo bandhigi doonaan ragan ayna marsiin doonaan Sharciga.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/WarbaahintaDawladaPuntland/videos/338632516842536/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.