Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wasiiradii uu dhowaan magacaabay Madaxweyne Deni oo la dhaariyay+VIDEO
    Puntland

    Wasiiradii uu dhowaan magacaabay Madaxweyne Deni oo la dhaariyay+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 24, 2019Updated:October 24, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddoomiye Ku-xigeenka Maxkamadda Sare ee Puntland Nuur Ciise Maxamed, ayaa dhaariyay Wasiir ku-xigeenada iyo Wasiiru Dowlayaasha uu dhowaan magacaabay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, waxaana goobjoog ka ahaa Madaxweynaha.

    https://www.facebook.com/plstatehouseofficial/videos/1321753067985818/

    Wasiirada loo dhaariyey masuuliyadda ay u qabteen shacabkooda ayaa kala ah.

    1. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo DDR Cabdullaahi Cabdisalaan Xasan

    2. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Bashiir Jaamac Maxamed

    3. Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Axmed Shire Siciid

    4. Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Fardowso Cismaan Cigaal

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kula dardaarmay Wasiirada inay kasoo dhalaalaan masuuliyadda loo’igmaday ee ay ku dhaarteen inay si daacadnimoleh oo ay ku jirto danta dalka, dadka iyo diintu ugu adeegaan shacabkooda, waxaana uu Alle “SWC” uga baryey inuu u fududeeyo waajibaadkooda shaqo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.