Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wasiirka Amniga Jubbaland oo digniin u diray Musharixiinta Madaxweynaha (Daawo)
    Puntland

    Wasiirka Amniga Jubbaland oo digniin u diray Musharixiinta Madaxweynaha (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 4, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    DOOLOW (IDIL NEWS)-Wasiirka Amniga Dowladda Jubbaland Cabdirashiid Xassan Cabdi Nuur Janan, oo Warbaahinta kula hadlay maanta degmada Dooloow ee Gobolka Gedo ayaa ka warbixiyay xaalada amni ee degaanada Jubbaland iyo doorashada la filayo inay ka dhacdo.

    Wasiir Janan ayaa ka codsaday musharixinta Madaxweynaha Jubbaland ee doonaya inay tartamaan in ay dhowraan, isla markaana ay ilaaliyaan nabadgelyada inta ay wadaan ololahooda doorashada.

    Waxaa uu sheegay in cid walba  oo reer jubbaland ah sidoo kalena buuxisa shuruudaha musharixiinta ay  qeyb geli karto doorashada,islamarkaana aysan jiri doonin cid sigaar ah looga hor-istaagi doono doorashada.

    Cabdirashiid Xassan Cabdi Nuur Janan, Wasiirka Amniga Dowladda Jubbaland ayaa uga digay Musharixiinta Madaxweynaha inay sameeyaan waxyaabo khalkhal gelin kara amniga, waxaana laamaha amniga Jubbaland uu faray inay si dhow ula Shaqeeyaan musharixiinta si gaar ah kuwa sida nabadgelyada ah xilka ku raadinaya.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/JLTVOfficial/videos/337059846917954/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.