Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland oo la kulmay Madax ka socotay Hay’adda UNHCR+Sawirro
    Somalia

    Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland oo la kulmay Madax ka socotay Hay’adda UNHCR+Sawirro

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 19, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Maxamed C/rixmaan Dhabancad ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Madax ka socotay Hayádda UNHCR.

    Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka Puntland Maxamed Dhabancad ayaa Madaxda Hayádda UNHCR uga mahadceliyey booqashadooda, waxaana uu warbixin uu ka siiyey halka ay marayaan howlaha shaqa ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland iyo Arrimaha bani’aadanimo ee ay ka wadaan Degaanada Puntland.

    Madaxda ka socotay Hay’adda UNHCR ayaa bogaadiyay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland, waxaana ay balanqaadeen inay xoojinayaan wada-shaqeynta iyo Taageerada Puntland.

    Kulanka uu Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland uu la qaatay Masuuliyiinta ka socotay Hay’adda UNHCR, waxaa ku wehlinayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Cali Nuur Jubba.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.