Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wasiirka Caafimaadka Fadaraalka Itoobiya Oo gaaray Qalaafe
    Somalia

    Wasiirka Caafimaadka Fadaraalka Itoobiya Oo gaaray Qalaafe

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyDecember 25, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wafdigii uu horkacayay Wasiirka Caafimaadka Ethopia oo gaaray Qalaafe

    Wafdigaan uu horkacayay Wasiirka Caafimaadka Ethopia Dr Amiir Aman oo socdaalka ku wahliyeen Wasiir ku xigeenka Caafimaadka Ethopia, Wasiirka Xafiiska Caafimaadka DDS, iyo xubna kale oo ka socda laamaha dowlada.

    Wafdigan oo galabta casir gaabadkii gaaray degmada Qalaafe ayaa booqday Xarunta Caafimaadka degmadaasi oo ah Xarun qadiimi ah waxa ayna halkaa xog waraysi kula qaateen Howlwadeenada Xarunta kuwaas oo wafdigan u gudbiyay baahiyaha xarunta ka jira.

    Socdaalka Wafdigaa ayaa ahaa mid salka ku hayay sidii ugu kuurgali lahaayeen baahiyaha Caafimaad ee ka jira Gobalka Shabelle waxana sidoo kale shalay booqasho tan la mid ah ku tageen Isbitaalka guud ee Goday oo asna ah mid muda dheer adeega caafimaadka bixinayay lana dhisay sanadkii 1958 ETC.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.