Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wasiirka Kalluumeysiga Puntland oo ku dhawaaqay inay diyaariyeen Qorshayaal cusub (Daawo)
    Puntland

    Wasiirka Kalluumeysiga Puntland oo ku dhawaaqay inay diyaariyeen Qorshayaal cusub (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 4, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    BOOSAASO (IDIL NEWS)-Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga Dowladda Puntland Faarax Maxamed Cawaash, ayaa sheegay inay Wasaaraddu diyaarisay Barnaamijyo cusub oo lagu hor-marinayo shaqada wasaaraddu u heyso Shacabka.

    Wasiir Cawaash oo ka hadlayay Fagaare lagu gubayay Shatiyo Xukuumadii hore ay siisay Doomo Kalluumeysi, ayaa sheegay in Shatiyadani ay ahaayeen kuwo qaabka loo sameeyay laga gudbay.

    Waxaa uu sheegay in Wasaaradda Kalluumeysiga ay haatan diyaarisay Shatiyo casri ah, si loo kantaroolo Kalluumeysiga sharci darada ah oo uu sheegay in uu yahay aafo.

    Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga Dowladda Puntland Faarax Cawaash, ayaa sidoo kale sheegay in Wasaarradu ay diyaarisay suuq cusub oo kalluumeysi iyo Marso lagu soo xiro doomaha Kalluumeysiga, maadama suuqii iyo marsadii horey ugu yaalay dekedda la xiray sababo amni dartood.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/RaadProduction/videos/363793717549434/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.