Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wasiirka Maaliyadda Puntland oo gaaray Magaalada Qardho (Daawo)
    Puntland

    Wasiirka Maaliyadda Puntland oo gaaray Magaalada Qardho (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 31, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    QARDHO (IDIL NEWS)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Xasan Shire Cabdi iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa gaaray Degmada Qardho ee Xarunta Gobolka karkaar.

    Safarkan Wasiirku ku tegay Magaalada Qardho ayaa ahaa kormeer shaqo oo ku aadan kobcinta takhliga Wasaaradda Maaliyadda.

    Degmada Qardho waxaa Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo waftiga uu hogaaminaayo ku soo dhoweeyay Taliyaha Ciidamada Madaxtooyada Con.Agadi ,Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyadda, C/risaaq Cali Cartan,iyo Taliyaha Ciidamada hubinta Sharmaarke wayrax.

    Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyadda Gobolka karkaar C/risaaq Cali Cartan ayaa ugu horayan hal kaasi ka hadlay.

    “Wasiir adiga iyo waftiga aad hogaaminayso ku soo dhowaada Magaalada Qardho, aad banu ugu farax sanahay imaan shihiina iyo inaynu kulan wada qaadano dhanka shaqada ah”

    Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa Madaxdii qardho ku soo dhoweeyay uga mahad celiyay Soo dhowayntii ay usameeyeen.

    “dhamaan Madaxda Wasaaradda iyo saraakiisha waad ku mahad santihiin sida aad noo soo dhoweeyseen safar kayagu waa kormeer shaqo waana wada kulmi doonaa”

    Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire inta uu ku sugan yahay Magaalada Qardho waxa uu kulan la qaadan doonaa shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda Golbolka karkaar.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/mof.puntland/videos/417628272373761/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.