Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Wasiirkii Waxbarashada Jubaland Macalin Maxamuud,ayaa ku geeriyooday dalka Hindiya oo uu xanuun u aaday. Rabi ha unaxariisto janadiina haka waraabiyo. Waxuu ka mid ahaa hogaamiyayaasha muhiimka ah ee Jubaland. Jibril Qoobey.