Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wax badan ka Ogow Ajaanibka Argagixisada ah Ee PL soo gala?
    Puntland

    Wax badan ka Ogow Ajaanibka Argagixisada ah Ee PL soo gala?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 26, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Argagixisada Ajinabiga ah Puntland waxay kusoo galaan 3-Qaab….

    1.Koox kasoo degta Somaliland oo usoo gudubta dhulka Buuralayda ah ee Sanaag,waxaa iska kaashada koox Burco iyo Ceel afwayn joogta.

    2.Koox Doonyaha kaluumaysatada ku yimaada Xeebaha Bari ee Puntland,kuwaasoo iska dhiga Kalluumaysato Yemeniyiin ah.

    3.Koox Tahriibayaal iska dhiga oo Oromada Itoobiya ee xagjirka argagixisada ah.

    Dowladaha taageera ama ka Gaabsada?

    B.Eretereya,waa Dowlada sida buuxda u abaabusha oo maalgelisa Oromada Itoobiya in ay Qayb ka noqdaan argagixisada Buuraha PL ku jirta,iyadoo uga dan leh in ay halkaas kusoo tababartaan,isku urursadaan dibna ugu soo noqdaan Dhulka Oromada ee Itoobiya.

    T.Dowlada Itoobiya,way ka gaabsataa ka hortaga Oromada ama Ajaanibta kusoo socota Buuraha Bari ee PL,iyadoo ka duulaysa markay awood noqdaan ka xoog badan Ciidanka PL in Ciidankeedu galo,sidaana ay ku gaarto Badda,dibna aysan uga soo laaban oo ay marmarsiiyo ka dhigato Amnigaygaa ku xiran,islamarkaana Caalamku ku taageero.

    J.Maamulka SL,waa taageeraa Ajaanibka argagixisada ah oo waxa uu la fududeeyaa Safaradooda,waxa uuna uga gol leeyahay in uu PL ku furo furin dagaal oo Buuraha ah,In Ganacsiga Bosaso hoos udhaco,in si guud Somaliyada kale ugubato oo SL Amni ahaan iyo Maamul ahaanba ka horayso si Aqoonsi raadinteeda ay Qiil ugaga dhigato.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.