Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xaafad kale oo casri ah oo Garowe ka hirgashay.
    Puntland

    Xaafad kale oo casri ah oo Garowe ka hirgashay.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 7, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xaafadahan casriga ah,waxay kor usii qaadayaan qiimaha magaaladan muhiimka u ah Puntland.

    Garowe,waxaan ka rabnay xarun siyaasadeed kooban qurxoon,nadiif ah oo amni ah oo haldoorku ku urursan yahay,wayna noqotay sida(Washington).

    Halka Bosaso iyo Galkacyo ay noo yihiin xarumo ganacsi iyo bulshooyin kala duwan.

    Habka ay unool yihiin bulshada Puntland ee ah in aysan hal magaalo kusoo ururin way ka fiican tahay,habka ay unool yihiin Somalida kale ee magaalada kaliya lagu ururo.

    Haatan,waxaa dhismay magaalooyin kala leh heerar kala duwan………

    1.Bosaso,Galkacyo iyo Garowe,waa heerka (A),waxayna Sadexdaas magaalo leeyihiin….

    B.Sadex garoon diyaaradeed oo heerka Somaliya marka lagu qiimeeyo sareeyaa.

    T.Sadex Hotel oo casri ah oo mid gabagaba ku dhow yahay dhismihiisa.

    J.Wadooyin iyo adeeg Taxi.

    2.Burtinle,Qardho iyo Carmo oo heerka (B).

    3.Badhan,Goldogob iyo Xarfo oo heerka (C).

    4.Bursaalax,Jariiban iyo Dhahar oo heerka (D).

    Hal culays,ayaa haysta Maamulka ,kaasoo ah gaarsiinta adeega bulsho dhulalkaas aadka ukala fog ee bulshadu ugu nooshahay sida baahsan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.