Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xaafiiska Siyaasada QM Ee Somaliya oo Albaabada layskugu dhufanayo
    Puntland

    Xaafiiska Siyaasada QM Ee Somaliya oo Albaabada layskugu dhufanayo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 24, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xaafiiska siyaasada QM ee Somaliya in la xiro,waxaa riixaya Maraykanka oo raba in Somalida loo madaxbaneeyo siyaasadooda.

    Balse,waxaa ku diidan midowga Yurub oo hada wada xog ururin ku saabsan siyaasada Somalida,waxayna soo bandhigi doonaan dhawaan,iyadoo xogaha hordhaca ah ee laga helayo xog ururintaas ay sheegayaan in ayba fashilantay siyaasada Somalida.

    Midowga Yurub,waxay rabaan in mudo kordhin loo sameeyo xaafiiska siyaasada QM oo xataa hadii Maraykanku ka baxo bixinta kharaashaadka Xaafiiskaas ay kaligood maalgeilyaan.

    Waxyaabaha ugu waa weyn ee loo cuskanayo xiritaanka xaafiiska QM ee Somaliya,waxaa ka mid ah….

    B.Iyadoo Somalya xubin ka tahay golaha amaanka in hadana siyaasadeedu aysan madaaxbanaanayn,waa ceeb.

    T. Ilaalinta midnimada dhuleed iyo qaran ee Somaliya oo ay wax ka tarayso umadaxbanaaynta siyaasadooda.

    J. Dhaqaale yari.

    Xaafiiska siyaasada QM ee Somaliya,wuxuu mudo xileedku kaga eg yahay ilaa Bisha Sep ee 2026,iyadoo la qorshaynayo in loo badalo Xaafiis Daleed ( Country Office).

    Xiritaanka Xaafiiskan,wuxuu Somaliya ka saarayaa in QM masuul kasii ahaato siyaasiyan Somalida oo ay noqoto muqdar isku filan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.