Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xamar Joogis bay kaa rabtaa, Maxay tahay sababta Xildhibaan Abiib loo beegsaday?
    Somalia

    Xamar Joogis bay kaa rabtaa, Maxay tahay sababta Xildhibaan Abiib loo beegsaday?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 15, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gudoomiyaha golaha Shacabka Faderaalka Shiikh Aadan Madoobe ayaa xildhibaanadii ka xayuubiyey Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Xaashi Abiib oo ahaa xubin Baaralamaan ee Federaalka Soomaaliya katirsan, si lamid ah sida Golaha wasiirada shaqo ka ceyrinta loogu sameeyo.

    Xildhibaankan ayaa qoraalo dhaadheer ka qori jiray habxukunka, Musuq maasuqa iyo eexda kooxda Damul Jadiid ee Xamar fadhida, gaar ahaana warbixino uu kusheegay in uu musuqmaasuq ku dabagalay, sannadkii u dambeeyey ayuu sheegay in fariimo Hanjabaad ah ay madaxda NISA iyo DFS Soomaaliya qaarkood u direen, oo uusan sidaas Muqdisho u tagi karin.

    Kursigan #HOP201, waxaa horay ugu fadhiyey Cabdiraxmaan Bayle oo ahaa wasiirka maaliyada Faderaalka, balse hadda kamid ah Lataliyayaasha madaxweynaha Somaliland.

    Xasan Shiikh ayaa lagu xasuustaa inuu dilay in ka badan 30 xildhibaan intii u dhaxaysay 2012 ilaa 2017 kadib markii ay soo saareen musuq maasuq ka dhex jira gudaha Xukuumada.

    Amniga Xamar ayaa halis kujira dadka shaaracyada lagu laynayaa, dilalka qorshaysan waxaa duliya NISA iyo Kooxo madax duuba ah.

    Faallo Mogadishu MP Abdullahi Abiib Soomaaliya
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xaafiiska Qaramada Midoobey Ee Somaliya oo baaq udiray GMS iyo DF

    February 23, 2026

    Maxay kawada hadleen BC iyo GMS?

    February 23, 2026

    GMS Oo ku dhawaaqay in uu burburay wadahadaladii ay la lahaayeen DF

    February 23, 2026
    Latest Posts

    Xaafiiska Qaramada Midoobey Ee Somaliya oo baaq udiray GMS iyo DF

    Maxay kawada hadleen BC iyo GMS?

    GMS Oo ku dhawaaqay in uu burburay wadahadaladii ay la lahaayeen DF

    Maraykanka oo dhinacyada Somalida ku cadaadinaya sii wadida wadaxaajoodka

    Warbixin: Saadaasha Roobka Gu’ga (MAM 2026) – Puntland

    Faallo:-Doorashada DG ma mudan yihiin in ay caqabad ku noqdaan wada hadalada GMS iyo DFS?

    Wada xaajoodkii GMS iyo DF Ee Mustaqbalkaoo lagu soo kala kacay

    Mw Deni iyo Bulshada Beesha Hawiye oo iswaraystay

    Doodaha Laba dhinac Ee DFS iyo GMS halka ay kala taagan yihiin

    Maxaad kala socotaa noocyada doorasho Ee lakala wato?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.