Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay kawada hadleen Beesha caalamka iyo Golaha Mustaqbalka Somaliyed?
    Screenshot
    Puntland

    Maxay kawada hadleen Beesha caalamka iyo Golaha Mustaqbalka Somaliyed?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 23, 2026Updated:February 23, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    BC,waxay ka codsatay GMS in aysan kala tagin oo ay fursad siiyaan ilaa Todobaad ay ku samaynayso ukala dabqaadid.

    BC,waxay la xiriiraysaa dhanka DF,waxayna isku dayaysaa in Shirku sii socdo.

    GMS,way aqbaleen codsigii BC,waana bixiyeen fursadii laga dalbaday oo wa ka jawaab sugayaan.

    Sida muuqata dhanka ay wax ka dhaqaaqi la’a yihiin,waa dhanka DF iyo Mw Xasan Shiikh.

    Waxaa guul siyaasadeed ah in BC iyo Somalida la tusay Xasan oo hada Indhuhu isaga kuwada jeedaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    September 2, 2026

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    September 2, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    September 2, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Madaxweyne Deni oo magacaabaya Agaasimayaal Guud

    Madaxweyne Cirro oo booqanaya Mareykanka & dadaalka uu wado Xassan Shiikh

    Puntland is a territory the U.S. has specifically earmarked with in Somalia.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.