Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xamse oo loo dirayo Nayrobi si loo daboolo safarada tira beelka ah Ee Xasan
    Somalia

    Xamse oo loo dirayo Nayrobi si loo daboolo safarada tira beelka ah Ee Xasan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 4, 2023Updated:May 4, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa kaloo kasoo baxaya baaqashadiisa Ingiriiska war kale oo oranaya,waxuu ubaaqday in uu 21-ka Bishan Aado Uganda oo Ciidan ugu xaraysnaa halkaas usoo xirto tababar.

    Hadaba,isagoo lagula taliyay in uu yareeyo safaradiisa faraha badan,ayuu door biday labada Safar kan Uganda Xasan Shiikh.

    Waxaa culays ku noqday in uu horaanta Bishan Aado Ingiriiska,kadibna Ugandha toos usii Aado.

    Sidoo kale baaqashadiisa,waxaa looga faa’idaysanayaa daminta Tooshka ku ifay bahdilida Ra’isalwadaaraha.

    Sida warku sheegayo Ra’isalwasaare Xamse,ayaa loo dirayaa Nayrobi si Dadka looga mashquuliyo Safarada Madaxweynaha.

    Xamse,ayaa Nayrobi utegi doona Mija baxsi maadaama uu ku curqay Xaafiiska oo uusan meelna uga bixin.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.